Instructions vs. Custom Instructions
Instructions (Tilmaamo): Xeerarka nidaamiya shakhsiyadda bot-ka
(codka/habraaca), xadka uu ku shaqeeyo, iyo yoolalka:
Yaa aan la adeegsan? sidee loo hadlaa? maxaase la diidaa?
Tusaale: “Ka jawaab si kooban, ku dar tusaale, hana soo saarin code ilaa la codsado.”
Custom Instructions: Tilmaamo khaas ah oo macalin/isticmaale dejiyo si bot-ku u noqdo “assistant qaab gaar ah”.
Tusaale adiga: Somalibotmaster → hadal Af-Soomaali cad, diiradda AI/Chatbots, fududee ereyada, ku dar layliyo.
Keep reading with a 7-day free trial
Subscribe to Mohamed Yasin to keep reading this post and get 7 days of free access to the full post archives.
